ninkii oori fiican ayaan ku siiyoo naftuna ogalaatoo 2x
ilwaada hagaagsan nasiibku ma iisho arooska wanagsan waxa ka abuurma ubad iyo aayo fiican 2x
sidaa adiyo inaga sida ani iyo adi 2x
afkiyo hadalkiisa afkaarta la tuuro udgoonka ka beermaa
qalbiga udugiisa hadii la adkeeyo arooska wanagsan waxa ka abuurma ubad iyo aayo fiican 2x
sidaaa adi iyo inagaa sida ani iyo adi 2x

Exit mobile version