2x habeenki axidga aqal reergaliyo iglandbay ahayd
2x ma ilawayee ubaxbaan guraa soo ururiyaa ku agdaadiyaa 2x kuwii omanaa aragtida sanbay ku ila dogsadaan aniguna afaca kama oonbaxee ayaanki walba waan oyayaa axad male raguna jacayl waa iblays ayamaha nafsigu goormu imaan
2x

Exit mobile version