dhaayahayga aragtidu aduunbay kudhawraan
dhagahayga maqalkuna codkaagay dhamqanayaan
hadaad dhoof kumaqan tahay dhexda oon kuwaayo
nafta dhamac kulul iyo dhimbiilaada kuwada shidan
farxad aan dhamaan iyo nimcaduu ilaah dhigay
ifka naguma dhaafaan aakhiro janadaan dhamaan
dhinacaa wadnaha xiga xidida dhaqaajiyo
kuwa dhiiga qaybiya aday kaa dhursugayaan
markaan dhuuni cunayana adaa noo dhexeeyoo
igasii dhadhamiyoo dhibata iga ilaashee

Exit mobile version