VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dookh iyo caashaq - Lyrics

2x dabnaha afku waa udabool ilkaha daah loo dhigay dareenkuna waa dhagaha daymadu waa garshadii doog iyo raysba udgoon 2x dookh iyo cashaqbaa idagay aniga ila dagay 2x ku dagay ku dagay dadkii ila garanlahaa dunida waxyarbaa ka nool
Queue is empty
-- / --