1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
2x dabnaha afku waa udabool ilkaha daah loo dhigay dareenkuna waa dhagaha daymadu waa garshadii doog iyo raysba udgoon
2x dookh iyo cashaqbaa idagay aniga ila dagay
2x ku dagay ku dagay dadkii ila garanlahaa dunida waxyarbaa ka nool