wali gabadh ma sheekaysateen 2x
kaftan aan lahayn godo ma isla kacalo miisteen hadalkii gudoon wacan ma gabo gabayseen 2x
halkaa goo midna u egee 2x
labadana goo,gaa maad garan xisaabtaa mise geedkaa hadhacaa hoostiisu waa gubaad 2x
hadii guri aad leedahay marti 2x
kuu timaado goolmoon maad ku dhaafi gaajada mise waxaad gasiin heli baad ku sooro gobanimo
hal gurucan hadana u garaaa 2x
labadeena go,gaa maad garan xisaabtaa mise geedkaa hadhaca hoostiisu waa gubaad 3x

Exit mobile version