naf aad qaataan la qisoonayaa
qalbi fooraraan la qushuucayaa
qasri taagmayoo qof ugaarabaa
quful saaraayaaa
xis qandheysan baan dhiig ka qaadaya
qormadiyo warkaan dhab uqeexayaa
qodob baan intaa qiil uraadiyaa
qayb igamidoo qanci waydaybaa
dabin qoolaliyo qisaas uga digaa
qodob baan intaa qiil uraadiyaa
qayb igamidoo qanci waydaybaa
dabin qoolaliyo qisaas uga digaa

qorax soo baxdaa naf qarwaysybaa
quludaas quludaas kuugu xidhan
qoomamada naftiyo niyad qadanbaa
kolba qayb sidaaa
caraf iyo sidii qiiiq lagu shiday
qayladaydibaa qarka laga maqlaa
qodob baan intaa qiil uraadiyaa
qayb igamidoo qanci waydaybaa
dabin qoolaliyo qisaas uga digaa
qodob baan intaa qiil uraadiyaa
qayb igamidoo qanci waydaybaa
dabin qoolaliyo qisaas uga digaa

Exit mobile version