VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

Sacu waysha uu dhalo sanka kama rono sidi kama jeclade sidasan ka dhiganayo sanka kala waxan nahay sokeyiyo walalaba sanad kaynu jogna sideed guro weyan sodon tahay bishise sadex weye ururki iyo tiro sagala sura wada fadhiste 2x Saabtiyo isharti laysiyey xalayba surtobi wayde salku dhigi ayankuye samir anlahano sidi roon araba oge samir an la hano 2x Haygu samir darnanine adigon sal fududan o salugin wayaha aniguba sax iyo waa sidan kugu go aya sahan kedi ku maqanahee 2x Sadex igu walahiya kuma sexen waliga siran kugu dilaye sahwiyo jacaylki sidu adiga kugu yahay ayan kula simanehee saabkiyo isharti laysiyey xalayba surtobi wayde salku dhigi ayankuye samir anlahano sidi roon araba oge samir an la hano 2x
Queue is empty
-- / --