1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
Sacu waysha uu dhalo sanka kama rono sidi kama jeclade sidasan ka dhiganayo sanka kala waxan nahay sokeyiyo walalaba sanad kaynu jogna sideed guro weyan sodon tahay bishise sadex weye ururki iyo tiro sagala sura wada fadhiste 2x
Saabtiyo isharti laysiyey xalayba surtobi wayde salku dhigi ayankuye samir anlahano sidi roon araba oge samir an la hano 2x
Haygu samir darnanine adigon sal fududan o salugin wayaha aniguba sax iyo waa sidan kugu go aya sahan kedi ku maqanahee 2x
Sadex igu walahiya kuma sexen waliga siran kugu dilaye sahwiyo jacaylki sidu adiga kugu yahay ayan kula simanehee saabkiyo isharti laysiyey xalayba surtobi wayde salku dhigi ayankuye samir anlahano sidi roon araba oge samir an la hano 2x