uur daacadiyo indho caashaq qabaa kaan ku eegayoo sow adiga maahaa 2x
mid ayaanle baa aqal kula gasheee 2x
sow adiga maa noloshayda idil kaan ku aaminee aayaha ka sugi sow adiga maaa2x
aynigaaga iyo uurkiyo qalbiguu kuu aamanayoo saw adiga maaha2x
inaan kaa agtago naftu ma ogalee 3x
sow adiga maa noloshayda idil kaan ku aaminee aayaha ka sugi sow adiga maaa2x

Exit mobile version