Uur daacadiyo
Indho caashaqbaa
Kaan Ku eegayow
Sow adiga maaha
Inaan kaa agtago
Naftu ma ogalee
Sow adiga maaha
Nolashayda idil kaan
Ku aamineen
Aayaha ka sugayeen

Aynigaygiyo uurkiyo qalbiga
Sow adiga maaha
Mid ayaan labaa
Aqal kula gashee
Sow adiga maaha
Noloshayda idol
Kaan ku aamineen
Aayaha ka sugayee

Exit mobile version