xiskayga adaa la tagay kalmado dhiigayga xula
xaadayda dhaqaajiyoo qalbiga xaxadanteeya iyoo
xusuusta adaa i baday
xubiga igu sii kordhiyo dareenka xagaaga jira
dartaa xiisahaan qabo xbiibi adaa i baday
xidhiidhkii caashaqa iyo xabiibi markaan ku idhi
xusuusta jacaylka iyo adaa xeerkiisii maray
xishoodka la aamusee xiliga aan galo hurdada
inaad soo xaadirto wadnaha xeradaadu tahay
xogtayda miyaanad hayn
