baraf iyo qabowg iyo bacad iyo kulayl male
barta aad ka joogtaba
waa xeebta ugu badan bogashada dalxiiske
xamar iyo bar bara iyo bariyo kismaayiyo
biya kulule loo tago
baxsanow dhulkaygii kama baaqan karayee
allahayow indhahaa u basaasane u bogaye
i gaadhsii
bada iyo labada wabi iyo buuraha iyo markad
eegto beeraha
waa meesha ugu badan barwaaqada aduunkee
bogta iyo xanuuniyo baahi iyo abaariyo baahi xoogna
kama jiro

Exit mobile version