asalkaba jacaylku
intuu ugubka igu yahay
ee uurka iga galin
oogada ku sii fidin

aramidu isoo ridan
armaad iman agtaydee
ana aan ku eegtee

intaan aamusnaayo
amakaagsanaabuu
wakhtiguna ordaayoo
waayuhuna i ooteen

Exit mobile version