waxaad tahay aabo
tilmaam ihaygaysa
waxaad tahay aano
tusaale wanaagsan
midkaan ka tixraaco

walaac igu taagan
adaa iga tiirsha
adaa murugtayda
dhamaan tirtiraaya
halkaad kaga taalo
tanaadka naftayda
afkuba tiximaayo

intaad itaraysay
ama itusmaysay
ma gudo tabacayga
ma hayo tamartaada
kuwaar nolol taama
aaboy nolol taama

waxaad tahay aabo
tubtii rajadayda
waxaad tahay
aabo turmiga caqligayaga
ku beega jid toosan
ku beega jid toosan

intaad dhiman taydu
xuska tirimaayo jacalku
talaalan kashaan tabinaaye
taswiirta bogaygu tix kuu
dhigan aabo abwaan tirimaayo

Exit mobile version