Dhayayaay farxad ii huraay
Dhabada guushoyo hankaay
Ragaba tas i dhaafisaay
Dhismaha noloshaydiileey
2x

Dhuumaha wadnahayga iyo
Dhaayaha aragaygiiyoow
Midkaan dadkan dheerahee
Dhigii kala soo baxoow
2x

Adaa dhibka iga jiroo
Hankii baryo kala dhinaa
Adaa ii dhamays tiree
Miyaan dhedig kula simaa
2x

Adaa sharaf igu dhaqoo adiga
Adaa dheef igu haboo aniga
Dhabtii jacaylka i baree
Huuno dhankeen kaa aadayaa
2x

Sidaan isu dhawraniyo
Sidaan isu dhiiriniyo
Sidaan isu dheehanee
Farxad isu dhaafsanaa
Dhacdada duniday gashee
Dhigeen wax ma sii barnaa
2x

Sidaan isu dhawraniyo
Sidaan isu dhiiriniyo
Sidaan isu dheehanee
Farxad isu dhaafsanaa
Dhacdada duniday gashee
Dhigeen wax ma sii barnaa
2x

Sidaan isu dhawraniyo
Sidaan isu dhiiriniyo
Sidaan isu dheehanee
Farxad isu dhaafsanaa
Dhacdada duniday gashee
Dhigeen wax ma sii barnaa
2x

Exit mobile version