VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haraago jacaylka - Lyrics

Anaa kugu reeyey reeyay Ku reystay agtaada Intaan rabitaanka Kalgacal ku rafiiqney Rafaad ma dareemo Rafaad ma dareemo Rafaad ma dareemo 2x Adaa riyadayda Dhabtii dhabtii ka rumeeya Adaa riyadayda Dhabtii dhabtii ka rumeeya Ogow raxmadaydaa Rushaysay dushayda Inaan kuu riyaaqey Inaan kuu riyaaqey 2x Ka roonid roonid filkaaga Ma raadsho raadsho facaaga Ku rayni rayni maayo Adaa rixin ii ah Adaa rubadayda Oo raaliya deeqsan Adaa rixin ii ah Adaa rubadayda Oo raaliya deeqsan Oo raaliya deeqsan 2x Anaan kaa reysan Dhigaa raga noolba Xubiga kuu raacey Daryeel aan dhisnee Rugbaad ku lahaatey Rasmi waligayba Rugbaad ku lahaatey Rasmi waligayba 2x Ha raago jacaylku Ha reebo xusuusee Ka yeel rayigeena rabaayad midaysan Ka yeel rayigeena rabaayad midaysan Ku beeg ruuxdayda macaan Ruuxdaada baby Ku beeg ruuxdayda macaan Ruuxdaada baby 3x
Queue is empty
-- / --