VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Haraago jacaylka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Deeqsan cabdinaasir
Haraago jacaylka

Anaa kugu reeyey reeyay
Ku reystay agtaada
Intaan rabitaanka
Kalgacal ku rafiiqney
Rafaad ma dareemo
Rafaad ma dareemo
Rafaad ma dareemo
2x

Adaa riyadayda
Dhabtii dhabtii ka rumeeya
Adaa riyadayda
Dhabtii dhabtii ka rumeeya
Ogow raxmadaydaa
Rushaysay dushayda
Inaan kuu riyaaqey
Inaan kuu riyaaqey
2x

Ka roonid roonid filkaaga
Ma raadsho raadsho facaaga
Ku rayni rayni maayo
Adaa rixin ii ah
Adaa rubadayda
Oo raaliya deeqsan
Adaa rixin ii ah
Adaa rubadayda
Oo raaliya deeqsan
Oo raaliya deeqsan
2x

Anaan kaa reysan
Dhigaa raga noolba
Xubiga kuu raacey
Daryeel aan dhisnee
Rugbaad ku lahaatey
Rasmi waligayba
Rugbaad ku lahaatey
Rasmi waligayba
2x

Ha raago jacaylku
Ha reebo xusuusee
Ka yeel rayigeena rabaayad midaysan
Ka yeel rayigeena rabaayad midaysan
Ku beeg ruuxdayda macaan
Ruuxdaada baby
Ku beeg ruuxdayda macaan
Ruuxdaada baby
3x

codkii Deeqsan cabdinaasir