VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku ogoli - Lyrics

ayaantii qudhee alle keeno aluubshay aragaaga u xiisay jeclaystay inaan ku agjoogo ooo ooo ku agjoogo ladi waayay intaad iga dheertahay u cidlooday dartaa u ilmeeyay si kastoon is idhaa u adkeyso ooo ooo kari waayay 2x ku astaystay quluubta ku siiyay i daryeeshay i deeqday ku doortey ii ahaatey naftayda nafteeda taan darteed aduunka u joogo wehelkayga aduunka ahaatey kaa dareemay naruuro agtaada istareexa nasroo lagu sheegaa u ahaatey intii ka dhidnaydba ku ishaartey anaa ku ishaartey kugu doortay intaad dumar dheertahay kolna maanka adaan ka ahaane ku ogoniye bayda waxyeelo ku ogoniye bayda waxyeelo ku ogoli anigaa ku ishaartey kuu hibeeyay nafteyda adaa leh kolna maanka adaan ka ahaane kaa ogoniye bayda waxyeelo ku ogoniye bayda waxyeelo 2x
Queue is empty
-- / --