VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ku ogoli mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Deeqsan cabdinaasir
Ku ogoli

ayaantii qudhee alle keeno
aluubshay aragaaga u xiisay
jeclaystay inaan ku agjoogo
ooo ooo ku agjoogo
ladi waayay intaad iga dheertahay
u cidlooday dartaa u ilmeeyay
si kastoon is idhaa u adkeyso
ooo ooo kari waayay
2x

ku astaystay quluubta ku siiyay
i daryeeshay i deeqday ku doortey
ii ahaatey naftayda nafteeda
taan darteed aduunka u joogo
wehelkayga aduunka ahaatey
kaa dareemay naruuro agtaada
istareexa nasroo lagu sheegaa
u ahaatey intii ka dhidnaydba

ku ishaartey anaa ku ishaartey
kugu doortay intaad dumar dheertahay
kolna maanka adaan ka ahaane
ku ogoniye bayda waxyeelo
ku ogoniye bayda waxyeelo
ku ogoli anigaa ku ishaartey
kuu hibeeyay nafteyda adaa leh
kolna maanka adaan ka ahaane
kaa ogoniye bayda waxyeelo
ku ogoniye bayda waxyeelo
2x

codkii Deeqsan cabdinaasir