Laydhbaa igu soo dhacdoo
Qalbigaa lahashaa ku badan
Dareen lulayaa ku furan
Dareen lulayaa ku furan
Dareen lulayaa ku furan
2x

Laabtan laabtan kabashada qabtiyo
Lubiga xiisaha ku weyn
Anoo ladaybaan kacaa
Anoo ladaybaan kacaa
Anoo ladaybaan kacaa
Anoo ladaybaan kacaa
2x

Ladhiyo boholyow ishida
Layaab anigaa arkee
Malaha lovebaa i galay
Malaha lovebaa i galay
Malaha lovebaa ku galay
Malaha lovebaa i galay
2x

Laxawbaa igu soo tarmoo
Niyadaa labalaab u dagay
Hamuun cusubnaa ii labay
Hamuun cusubnaa ii labay
Hamuun cusubnaa ii labay
2x

Laacan laacan muhashada arkiyo
Nabdigu ruuxuu la jiro
Riyaan kula loolayaa
Riyaan kula loolayaa
Riyaan kula loolayaa
Riyaan kula loolayaa
2x

Ladhiyo boholyow ishida
Layaab anigaa arkee
Malaha lovebaa i galay
Malaha lovebaa i galay
Malaha lovebaa ku galay
Malaha lovebaa i galay
2x

Exit mobile version