dhibkii hore soo martayaa
qalbiga maanta ka dhaqaa
dheefid malaba dhadhamiyay
dheeman iyo luulan ka dhiqiheha
dhinacayga imow
hayga dheeranee
dhumashaal iga dhaaf
isoo dhawoow

ruxaad isku dhiibtay ogaw
didi maaji waaye ogow

dhabtii waad fiicantahoo
qof kuu dhigma amahee
aqal inaan wada dhisnan rabaye
dhemaneey fursadan yaanay na dhafin

aduun waan dhamaana
dhaxan dhimaayey
kama gaadhe
dheemaney soo dhawow
dhabku siiyee
imow kaliga aan la dheelo
intii nolol dhiman la dhamaysto
wixii naftan ku dhargeyso
inan dhabarkayga kuugu keeno
dheemaney adiga maan ka dhargaa
adi maan ka dhargaa
dhuuxii dhiigayga tahee

Exit mobile version