Ii baas soo baas sii baas
Rooniga anigana ii baas
Ii baas soo baas ii baas
Kubada anigana ii baas
Calankeenee qarankeenee

Garab sii gab usii sii baas
Hurujidhagay shaqshaqaale u baas
Shabaqaa shiishan ku sii ama baas
Inta laga qaadin kubada iska baas
Dhag dhaga dhaaf dhab u dheelow
Sharaftii shacabkaa qiimeeyo
Yaa 1 galay 2 galay 3 galay 4 loo diray
Aan taageerno ana daryeelnoo
Kooxdii horyaalka qaaday
Aan u hambalyayno
Aan taageerno ana daryeelnoo
Kooxdii koobka qaaday
Aan u hambalyayno

Ii baas soo baas sii baas
Rooniga anigana ii baas
Ii baas soo baas ii baas
Kubada anigana ii baas
Calankeenee qarankeenee
Is wrong you aishian
Ma nihiye somalia african nahaye
Urubian american ma nihiye
Somalia african ahaye
Cadii madoow kan ciyaar waaye
Cid walbana walaal waaye
Cadii madoow kan ciyaar waaye
Cid walbana walaal waaye
Gambashaal ma leh gaafku
Gudashaal iyo gaadhi soo qaad
Guushana garsooroow kala goy

Ii baas soo baas sii baas
Rooniga anigana ii baas
Ii baas soo baas ii baas
Kubada anigana ii baas
Calankeenee qarankeenee

Ku dhaydhaga dhalinyaro
Iskooba calaa qaliiq saqiir
Sports qabiil ma leh
Qalbigeena waayee
Ku dayda dhalinyaro

Iskooba calaa qaliiq saqiir
Sports qabiil ma leh
Qalbigeena waayee
Ku dayda dhalinyaro

Ii baas soo baas sii baas
Rooniga anigana ii baas
Ii baas soo baas ii baas
Kubada anigana ii baas
Calankeenee qarankeenee

Waana kala fiirsee
Warar badan dhaafe
Ii baas aan ku wareegee
Wareershee ii baas

Waana kala fiirsee
Warar badan dhaafe
Ii baas aan ku wareegee
Wareershee ii baas

Waryaa 4-0 ayaa lagugu leeyahy

Exit mobile version