maduqoobo jaceylkee
mana duugmaayeee
ana adigaan ku doonay
maanteee
dunida adaan
kaa doortay ,macaney
da yareey duqoobee
isku siyaay udareemaan
carfiyoon ma madoobee
udareemaane
isku duubano aan
daryeelnee
daa inkeen aan
dugaashanee
ma dabiibmo jaceylkee
mana daawoobmee
dabci lahaanoo
dulqaadana waayee
inla dadaalee
daacad ii ahow
dahab iyo luulee
kuguma doorsadeenee
deeqii aduunee
kaama dooran lahayne
isku duubano aan daryeelne
daashko aab dugaashnee

Exit mobile version