waan joogey
waana ujeeday
jubahii jasiiro
jawhara janaale
jibinkii kunoolee
jahwareere jabaa
ku dhacee
itoobiya ku wareer
waan joognee
waana ujeedee
jamhuuriyadii wadankeena
jajabkii wadankeena
yaa ujoogay
waan joogney
waana ujeeday
ujiibso cibadka
jareertii jileec
janaraale siyaad
jihaadii yaa joogey
waan joogey waana
ujeeday
dhuulaacaa waa calankee
dhuulaa waa calankee
ana dhyulkaa
ukala raacnee
ee aan shaqa hayn
waan joogey
waana ujeeday

Exit mobile version