sida duubka xoolaha
halkii looga baahnaa
dhowr haben intuu miray
dhirtii oomaneydiyo
dhalatadii baraadoo
dharabkiigu yaal
ayaad iiga dheertoo
naftaad qiiro galisaa
axdigii aan dhiganiyo
waan iloobayaa balatii
dhexdeena ka ilaali dheeliga
sida geed hawd ka baxayoo
graa laga beeroo
dherer iyo laxaad badan
dheehaaga quruxdiyo
midabkaaga dhiinka ah
markaan dhaayo saaraba

Exit mobile version