VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jabi dhaxda - Lyrics

jabi u juuci dhabarka juci jilci qoorta jabi dhexdo i juuci dhabarka jabi dhexdo jilci qoorta hedhe jag ka siyo jag aniga ku jaanto aadmi kuu jecel inakaa jiilo isla jaan qaadi inaka jaaro isku jeedjeedin inakaa jaaro isla jabjabi inaka jeeso isla joogjogi inaka jelo isla jeri jeri inaka isla ceesho isla kaasha qac ka sii heedhe jac ka sii halkaad joogtid say ha ii jaakidhin hadaa joogi weydo waan ku kala jebin dheesha kugu xadi la iga kaa jiidi gambalada badaha kugu qali jari jawiyaha gaara cosobaa ka dhigi halkad joogtid say yarta ha ii jaakidhine jac ka sii jabi u juuci dhabarka juci jilci qoorta jabi dhexdo i juuci dhabarka jabi dhexdo jilci qoorta hedhe jag kasiyo jag kasii adiga jaaska kala jar jari aniga jacaylka kula jiri jiri inaga jablaha jag jag u dheesi inaka jabuutiyo jig jiga tegi inaka jawhariyo jaamama mari inaka jaxdeeniyo jalalaase tegi aniga jilibiyo janaale tegi jabhadii hargeysiyo xamar joogta aynu jabine kaalay jidhka bixi jawi qaado lugahaaga jiid haba kala jarin jabintiyo jaanta jug kasii ha iga jeesane waa jiboode jabaqa yaree juwa jiifana jaarka u yeedh ma jidhaaye adna joog dheer jabi u juuci dhabarka juci jilci qoorta jabi dhexdo i juuci dhabarka jabi dhexdo jilci qoorta hedhe jag kasiyo jag kasii jaaha aragaaga mar jaleec oo jeclaystay jiljilcoonida marka soo jeedsate jidka aad marayso jahwareera hal mar soo jeedso ha iga dhigin jiif ani jilbahaba indhsha kugu jeedin agjoogaagan babe aan jilbooda ileyn waa jaceyle ha iga jeedsan horta jiidan qalbi jilcan qol jihaysan caqli juusto bal mar soo jeedso aan jilbeystee dhexda iga dhoof come in yarta joog dheer adiga i jiito laabta iigu jira dhexehaygiiye qaban wayey jiifke jacaylkaygiiye jabi u juuci dhabarka juci jilci qoorta jabi dhexdo i juuci dhabarka jabi dhexdo jilci qoorta hedhe jag kasiyo jag kasii ha jeedjeedsane jilbaha dhulka dhig jamaal quruxey ha u jeedjeedsan
Queue is empty
-- / --