VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jabi dhaxda mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Digriyow Abdi Elmi
Jabi dhaxda

jabi u juuci dhabarka
juci jilci qoorta
jabi dhexdo
i juuci dhabarka
jabi dhexdo
jilci qoorta
hedhe jag ka siyo jag
aniga ku jaanto aadmi kuu jecel
inakaa jiilo isla jaan qaadi
inaka jaaro isku jeedjeedin
inakaa jaaro isla jabjabi
inaka jeeso isla joogjogi
inaka jelo isla jeri jeri
inaka isla ceesho isla kaasha
qac ka sii heedhe jac ka sii
halkaad joogtid say
ha ii jaakidhin
hadaa joogi weydo
waan ku kala jebin
dheesha kugu xadi
la iga kaa jiidi
gambalada badaha
kugu qali jari
jawiyaha gaara
cosobaa ka dhigi
halkad joogtid say yarta
ha ii jaakidhine jac ka sii

jabi u juuci dhabarka
juci jilci qoorta
jabi dhexdo
i juuci dhabarka
jabi dhexdo
jilci qoorta
hedhe jag kasiyo
jag kasii

adiga jaaska kala jar jari
aniga jacaylka kula jiri jiri
inaga jablaha jag jag u dheesi
inaka jabuutiyo jig jiga tegi
inaka jawhariyo jaamama mari
inaka jaxdeeniyo jalalaase tegi
aniga jilibiyo janaale tegi
jabhadii hargeysiyo xamar joogta
aynu jabine kaalay jidhka bixi
jawi qaado lugahaaga jiid
haba kala jarin
jabintiyo jaanta jug kasii
ha iga jeesane
waa jiboode jabaqa yaree
juwa jiifana jaarka u yeedh
ma jidhaaye adna joog dheer

jabi u juuci dhabarka
juci jilci qoorta
jabi dhexdo
i juuci dhabarka
jabi dhexdo
jilci qoorta
hedhe jag kasiyo
jag kasii

jaaha aragaaga mar jaleec
oo jeclaystay jiljilcoonida
marka soo jeedsate
jidka aad marayso jahwareera
hal mar soo jeedso
ha iga dhigin jiif
ani jilbahaba indhsha kugu jeedin
agjoogaagan babe aan jilbooda
ileyn waa jaceyle ha iga jeedsan
horta jiidan qalbi jilcan
qol jihaysan caqli juusto
bal mar soo jeedso
aan jilbeystee
dhexda iga dhoof
come in yarta joog dheer
adiga i jiito laabta iigu jira
dhexehaygiiye qaban wayey
jiifke jacaylkaygiiye

jabi u juuci dhabarka
juci jilci qoorta
jabi dhexdo
i juuci dhabarka
jabi dhexdo
jilci qoorta
hedhe jag kasiyo
jag kasii

ha jeedjeedsane jilbaha
dhulka dhig
jamaal quruxey
ha u jeedjeedsan

codkii Digriyow Abdi Elmi