laba caaga hilibka le laga iyo inta u dhaw ay labada qaar iyo
lulayaan talaabadu waa lur iyo hadimee
ama aniga ii luug ama laaca iga qari ladhbaa igu kacaayoo
laqanyaa i saaqdee

inanyohow lac laacashadu luga daalis weeyee libin kuma helayside
waxaan luqunta dhaafayn kola laasan mayside adoon laydha iga qarin
dhabtii waxaan ku leeyahay ala laba u meel dayo

sida geenya layliya laaqanoon la tababarin adoo laaba u geenya
ama aan cirka u lalin ha ilaleeda boodine kibir yuu ku lumininee
iga laaso hadalkoo aynu wada lugaynee laamigeen u hoyanaa

jaahayga luulkiyo sida laydh tiriigaa nin libaaxa mooyee
naccas looma loogee laba kala fogbaan nehee
laba kala fogbaan neelahashadaa naftaadiyo intaanay kula lumin
lalaaba u meel dayo

Exit mobile version