midaan rabay ani waa tanaa midkale marabiye waatanaa
ileen midka udajiyo waa kana
marna ka waalo waa kanaa
dhan walba kadhiso waa kana
si walboy rabto waa sidee
waa sidan ye ye

bari ma rabee maanta ii keen
noo keen haa sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg ha
ani adi ani adi adi
ani adi ani adi adi
kalama dhaman karnee
noloshaydiyey

dibnaha dul saaran waa malab
dul qadka dagananta waa dahab haday xanaaqdo waa sasab she give me love taas waa dhab i give her backup
waa qasab she gimme gimme
taas waa dhab i give her backup waa qasab waa nasab iyee
albaabka qalbigaaga gaw gaw dheh waa ikan way dhacdaa lkn ma badno babe
if you miss me go make a call
ha is adkeen girl go make a call way dhacdaa lkn ma badno babe
way dhacdaa lkn ma badno babe

bari ma rabee maanta ii keen
noo keen haa sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg ha
ani adi ani adi adi
ani adi ani adi adi
kalama dhaman karnee
noloshaydiyey

Exit mobile version