VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igahadal - Lyrics

War Lee maa wadeyna Hadal Lee maa wadeyna Mise geedaa cabeyna Kadib qorsha dageyna Qalabkena saxeyna Dalkeenaa dhiseyna Calankenaa luleyna Cirkaasaa tageyna Dunidaanaa tuseyna Waxan ahaan barayna Dunidana tuseyna waxan ahan barayna ixamo dambi Lee iga dhaq me Iqaniin dambi Lee iga dhaq me Anaa kuu ogol maanta Iga hadal iga sheekee Iga hadal iga sheekee Iga hadal iga sheekee Anaa keensadee War Lee maa wadeena hadal Lee maa wadeena War Lee maa wadeena Hadal Lee maa wadeena Mise geedaa cabeyna Mise geedaa cabeyna Kadib qorsha dageyna Qalabkena saxeyna Dalkeenaa dhiseyna Calankeenaa luleena Cirkaasaa tageyna Dunidana tuseyna Waxan ahan baraynaa Dunidana tuseyna Waxan ahan baraynaa Ixamo dambi Lee iga dhaqme Iqaniin dambi Lee iga dhaqme Ixamo dambi Lee iga dhaq me Iqaniin dambi Lee iga dhaq me ixamo dambi Lee iga dhaq me Anaa kuu ogol maanta Iga hadal iga sheekee Iga hadal iga sheekee Iga hadal iga sheekee Iga hadal iga sheekee Anaa keensadee Iga hadal iga sheekee Iga hadal iga sheekee Anaa keensadee Ixamo dambi Lee iga dhaq me Iqaniin dambi Lee iga dhaq me Anaa kuu ogol maanta
Queue is empty
-- / --