VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Igahadal mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Doni B
Igahadal

War Lee maa wadeyna
Hadal Lee maa wadeyna
Mise geedaa cabeyna
Kadib qorsha dageyna
Qalabkena saxeyna
Dalkeenaa dhiseyna
Calankenaa luleyna
Cirkaasaa tageyna
Dunidaanaa tuseyna
Waxan ahaan barayna
Dunidana tuseyna waxan ahan barayna
ixamo dambi Lee iga dhaq me
Iqaniin dambi Lee iga dhaq me
Anaa kuu ogol maanta
Iga hadal iga sheekee
Iga hadal iga sheekee
Iga hadal iga sheekee
Anaa keensadee
War Lee maa wadeena hadal Lee maa wadeena
War Lee maa wadeena
Hadal Lee maa wadeena
Mise geedaa cabeyna
Mise geedaa cabeyna
Kadib qorsha dageyna
Qalabkena saxeyna
Dalkeenaa dhiseyna
Calankeenaa luleena
Cirkaasaa tageyna
Dunidana tuseyna
Waxan ahan baraynaa
Dunidana tuseyna
Waxan ahan baraynaa
Ixamo dambi Lee iga dhaqme
Iqaniin dambi Lee iga dhaqme
Ixamo dambi Lee iga dhaq me Iqaniin dambi Lee iga dhaq me ixamo dambi Lee iga dhaq me
Anaa kuu ogol maanta
Iga hadal iga sheekee
Iga hadal iga sheekee
Iga hadal iga sheekee
Iga hadal iga sheekee
Anaa keensadee
Iga hadal iga sheekee
Iga hadal iga sheekee
Anaa keensadee
Ixamo dambi Lee iga dhaq me
Iqaniin dambi Lee iga dhaq me
Anaa kuu ogol maanta

codkii Doni B