jacayl bay igu beertayoo
dadyoow ay igaga baxdee
barbarkeen u raadiyaa
anigu aan ka baafiyaa
ma boosaasay jirtaa
xagaa bari bay jirtaa
burco iyo sheekh bay jirta
buuraha naasay jirtaa
banaadir kismaayo iyo
ma baay iyo gedooy jirtaa
mayee boholaha xergagan
waar hooy boholaha xargagan
nin xiimaay xidhaan
nin duulaayay dabraan

bilan arageeda iyo
bidhaan quruxdeeda wacan
waxay i baday aniga
waxay i bartaa ka daran
ma boosasay jirtaa
xagaa barigay jirtaa
burco iyo sheekh bay jirtaa
buuraha naasay jirtaa
banaadir kismaayiyo
ma baay iyo gedooy jirtaa
mayee boholaha xergagan
waar hooy boholaha xergagan
nin xiimaayay xidhaan
nin duulaay dabraan

Lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version