Sidii ubaxoo ulkamay
ilwaadka iftiimay
indhahan aragaaga jecel
amase kuu ilmaynayaa
agtaadan i keenayoo
adaan igadh kuu ahee
nafta kugu eleladayee
asqawday maad aamusiin

ulba adhi lag jiraa
aqoon baa la irkadaa
asteeyay waxaan agdhigay
aduunkan allaa unkamay
hadana inanyahay ogoow
ragbaa lagu aaminee
aqoonso baan ku idhi
afkana eray jaban ka dhawr

Lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version