VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boogtii - Lyrics

Hurdo kama bogtoo Barkinban ku tiirshaa Boga iyo calooshee 2x Dhankii aan u seexdaaba Barbarada ma qabanaaye 2x Anigoo burburayoo Dhinacyadu ibarareen Waagu i bariyaaa 2x Bogi jacaylka Wuxu ibaday Ayan iga ba'aynee 2x Intii aan bad qabaayee Hawshiisu igu badan Hawbaran lahaayaa Hawbixin lahaayaa Imikon bastay ahay Talow yaa wax ii qaban 2x Bogsan maayo oo Bilicdiyo nasiibkay Cidna u baxsan waayee 2x Cadceeda bidhaantaa Ila baafin waydee 2x Bilwaliba bishi kale Igusii balamisoo Badal igu dheebtee 2x Bariyo manta Baxnaanadeeda Nafta been u sheege 2x Intii aan bad qabaayee Hawshiisu igu badan Hawbaran lahaayaa Hawbixin lahaayaa Imikon bastay ahay Talow yaa wax ii qaban 2x
Queue is empty
-- / --