VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Boogtii mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Duniya A Baraxow
Boogtii

Hurdo kama bogtoo
Barkinban ku tiirshaa
Boga iyo calooshee
2x
Dhankii aan u seexdaaba
Barbarada ma qabanaaye
2x
Anigoo burburayoo
Dhinacyadu ibarareen
Waagu i bariyaaa
2x
Bogi jacaylka
Wuxu ibaday
Ayan iga ba'aynee
2x
Intii aan bad qabaayee
Hawshiisu igu badan
Hawbaran lahaayaa
Hawbixin lahaayaa
Imikon bastay ahay
Talow yaa wax ii qaban
2x
Bogsan maayo oo
Bilicdiyo nasiibkay
Cidna u baxsan waayee
2x
Cadceeda bidhaantaa
Ila baafin waydee
2x
Bilwaliba bishi kale
Igusii balamisoo
Badal igu dheebtee
2x
Bariyo manta
Baxnaanadeeda
Nafta been u sheege
2x
Intii aan bad qabaayee
Hawshiisu igu badan
Hawbaran lahaayaa
Hawbixin lahaayaa
Imikon bastay ahay
Talow yaa wax ii qaban
2x

codkii Duniya A Baraxow