Dheesha dheela dhulkaayaga
Anagaa u dhimanayna
Dhawaaqa la hayaa

Saw dhalinyaradeenu
Sharafta dhawri mayso
Dhaqankiyo hidaheena
Hore u dhigi mayso

Dhaxalka aayaheena
Saw dharaar cad waajibkooda
Dhabada mari mayno

Exit mobile version