dudumadaan dagayee
dadow dumadaan dagaaye
waan idiin digaayee
anigu waan idiin digaayee
durbaanadaa la iitumaayee
dabkaa la iisoo shidaa
madiidaayi waa dakeeyaa
aniga dawadayda waayee

doyow aa ifuulee owdaaraa
iigu soo dagaayee
dooyow aa kufuulee
awdaaraa kugu soo dagaayee

doyow aa ifuulee durduraa iisoo dabaal tagaysee
dooyow aaku fuulee
dur duraa kuu soo dabaal tagaysee

hala iisoo daryaamee hoo dadow hala iisoo daryaamee
hee doonibaan ku imidoo hoo
anigu dooni baan ku imidoo hoo digaaf baan doonayaayee
dahabka waan doonayaa
dabeel ruux ah baan ahayee
ku duul duuliya ogow

doyow aa ifuulee owdaaraa
iigu soo dagaayee
dooyow aa kufuulee
awdaaraa kugu soo dagaayee

doyow aa ifuulee durduraa iisoo dabaal tagaysee
dooyow aaku fuulee
dur duraa kuu soo dabaal tagaysee

Exit mobile version