hadii aanan gacaloy
garka iyo wadnaha
iyo kugu haynin geedada
hadii aanan gogol iyo
gal xareedle iyo doog
garka reeska kuu galin
hadii aanan garab iyo
gaashan kuu noqon

nacab kaaga gud boonan
jacelkaagan guun ka ah
gaar gaar xubnaha iyo
dhiigiyo lafaha galay
mirihiisa waad guranee

abwaanada wax garadkiyo
murti kuma banaaniye
hirashadii gayaan kiyo kal gaceel maguuraan
qurux lagu galadeey
guule ha isku keen simo

hadii aanan genyoy
gacantayda midig iyo
gogoshayda kaa dhigan
hadii aanan gocas iyo
intaan godka kuu qodo
murugyadu igaamurin

hadii aanan gibilkiyo
guud kaaga subag
subag marineey
goonyaha malab ku
kaa di inee

jacelkaagan guun ka ah
gaar gaar xubnaha iyo
dhiigiyo lafaha galay
mirihiisa waad guranee

abwaanada wax garadkiyo
murti kuma banaaniye
hirashadii gayaan kiyo kal gaceel maguuraan
qurux lagu galadeey
guule ha isku keen simo

Exit mobile version