si walbahaar waxyeelada
naftayda waa sabsabayee
inan kaa samraa
ii suura weysaye

silcayee saxriireen gare
sumcadayda wan suushe

seedahaad ku taalaye
saxarlaay sidaa i dhafiye

ma ka saamraaye
waa ku sugaaye
ilaa sug qiyaamaha

Exit mobile version