Inan yahow jacelkagu
Igu noqoy mid oon
Badan aawadaa
Maseexdee anfacii
Ka go'ayee

Inan yahay jacelkagu
Af gobaadsi weyaane
Adigaa iska heesee
Ayaad ii taqaanaa

Dadku way arkayaan
Ilmadayda qubatiyo
Oohintayda da'aysiyo
Bal i aamusiiyoo ehel
Caashaq ii noqo

Orodoo arlada qabo
Asaagaa ka eeg eego
Arin kaaga diidaye hay
Afduubin inan yahay

I love u ilove u
Ilove u ku oran lahaa
Laabtaydaan kugalin
Lahaa ilove u ku oran
Lahaa

I hate u i hate u
I hate u hate u
Baan ku oran lahaa
Hamadaan ku jabin
Lahaa

Aboowow jacelkaga
Anfacii maquutee
Alaylkii maseexdoo
Aragaaga doonaa

Inan yahay jacelkaga
Anfariir ka qaadoo
Amakag layaab lehiyo
Ashqaraar ba weyane

Dadku way arkaayaan
Inaan kuu ildaranahay
Aawadaa u omanahay
Bal i amusiiyoo ehel
Caashaq ii noqo

Aduunyo gadon weye
Aakhiro sabaan weye
Arin kaaga diidaye
Hay afduuban inan
Yahay

I love u ilove u
Ilove u ku oran lahaa
Laabtaydaan kugalin
Lahaa ilove u ku oran
Lahaa

I hate u i hate u
I hate u hate u
Baan ku oran lahaa
Hamadaan ku jabin
Lahaa

Exit mobile version