Iid wayn arafaa
Imaadayee aaran
Waa alxamdu lilaahi
Waa iidi karaa X2

Abshir waaye mii
Eebe ii nimcee
X2

Awlaaday dharaan
U iibsahaa adoo
Arintiis ajiib waaye
X2

Raaliyo aan ahayee
Rageed u roon aan
Ahayee malaga soo
Araartaan ahayee
X2

Aqliyaan qabaa
Ayuutaan ku jiraa
X2

Lugta kow isii
Garbaha iga joojii
Lugta lamaad isii
Garbaha iga jooji
Isii isii waryaa
X2

Inaan is abaabulo
Oon aqal ween dhis-
Taa uurkay kuyaal
X2

Alaabta jiifka iyo
Fadhiga rinjiga aan
Badalaa X2

Inaan uunsadaa
Areebo aan ahayee

Awlaaday dharaan
U iibsahaa adoo
Arintiis waa ajiib
Waaye X2

Raaliyo aan ahayee
Rageed u roon aan
Ahayee malaga soo
Araartaan ahayee
X2

Aqliyaan qabaa
Ayuutaan ku jiraa
X2

Lugta kow isii
Garbaha iga joojii
Lugta lamaad isii
Garbaha iga jooji
Isii isii waryaa
X2

Exit mobile version