Fijir iyo habeen midkii oo filaayee
Faaliyaa hadaan helee faan iima dhinee
Furahayga ad waaye fiiro ii lahaaa
Foolkaa miin helo faaido helee
Fajacii waan kabaxeee

Aboo finoolaa jiro fiijignaaw
Fooskayga ahow iska fiiri hee
aboowe iska fiiri waxii foool bidaayo

Jaceyl fudeed maahinee
Falaarta waa igaartee
Faciis ka roon ila fiidsataa feesto ii ahee
Fahmadee ad waaye fiiro ii lahaaw
Foolka miin arko faa’ido helee
Fadhiga waan ka kaceee
Ogow fidnoolaa jiro fiijignaaw
Agtayda ahoowee iska fiiri hee
Aboow iska fiiri waxii foolbidaayo
Farkaligayda maa fool dhaqeeso hee

Exit mobile version