Anoow kaligaa ku jecel
Xishmiyo  kuu hayo galgacal
Jacayl keedkaada uyeelay
Adaa kaalinta gaabay

Kaskaaku  haduu xumaaday
Aniga kaaftoomay maanta
Kashkayga qofbaa hantiiye

Xaqiiq baan helay naftayda
Kalsooni ku beertay buuxda
Hadaan kun iyo kow jirayba
Naftayda la kaashanaaya

Faadumiina:
Kol hore jaceylkaan abuurnay
Kurbada iyo xumada igu beeray
Kolkaan farxada filaayay
Maxaa dhibka keenay heedhe

Kadeed iyo xumaan ma fiicnee
Aniga mid kalaan la kulmay
Ka bul dheh waan kaa wareegay

Caashaqa ila kaabi kow dheh
Kalgacayl ila qabo hal kow dheh
Hadaan kun iyo kowba jirayoo
Naftayda la kaashanaayee

Exit mobile version