xaalka waa noo samaadee
xaasidkeen waa dhamaade
soo xarakoo soo xarakoo
ciyaar istaadaadaaa
ileen xiise weeeyee
xilaadaadiyoo ahayee
seen kuu xurmayn karaa
ani xubigeen hadaa
xalkiis gaadhneee
caamakaa xasuusnaade

xoogii xilaa xagaadayee
iska soo xaadiriyaaye
xilidhagaa xalaankayaa
inlasoo xadreesee
xalaashaadiyaa ahee
seen kuu xumeen karaayee
ani xubigeen hadaan '
xalkiis gaadhneee
xaalma qaade
xasuus naade
ani xubigeen hadaan '
xalkiis gaadhneee
xaalma qaade
xasuus naade

Exit mobile version