VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Damiirkii ku caashaqaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Faadumo ducaale
Damiirkii ku caashaqaa

da dii inankaan ka doortow dareenkaa kula socdoo
damiirkii ku caashaqaa wanaag kuu diidayo kula daba socde
qalbigu kuu doonayow indhuhu kaama daalayaan
dugsaan kuugu baaqayaa

hadaan wada dagi lahayn jacaylka daadihin lahayn
dadkaan u horeyn lahayn dawaan yeelani lahayn
maruun diid mada iga daa

adoo dumarka ugu mudanoo waliba dahabiyo xariira
qalbigu diidayee dagaal la ila beegsadiyo dabinbaan
ka cabsoonayaa iddaa

waxan nahay laba kala dayranoo darajada kala fogoo
duruufuhu kala xidheen
hadaan kula dagi lahaa jacaylka daadihin lahayn
danbaa ii run sheegtayoo naftaan dhib u diidaya

halyaygaan doonaayee dabayshiisii ha i martoo
balaa igu kaa dirtoo dugaag iiga kaa dhigtee
halkuu dabku kaaga baxay
iblays la inagu daraa ducada kuu diidayee
dugsaan kuugu baaqayaa

adoo darajiyo wanaag mudaba ila doonayoo
warkaagani daacad yahay xumaan kuuma diidaye
digtooni horaan qabaa
caroos aan lagu ducayn dabkiisu ma waarayee
dhib iyo daal ha ina galin

codkii Faadumo ducaale