warkaa dunidiyo
waayihiisaan
weerayaayoo
waabinaayaa
waagii jiray
waaya waaya
soo wareegoo
loo wanqalayaa
wacays ban soo sidaa
waa wiil
wadhaadhan
daba wadaa
waa gabadh
waaleeey hooo
warmaheenaa
laga waashoo
wido weeyee

waadigii yidhi
amba waaliyoo
waqla geedigaan
ku wareernee
warku xaadaa
kaa waraabshoo
waajibkaygaa
waabay taladee
wacays ban soo sidaa
waa wiil
wadhaadhan
daba wadaa
waa gabadh
waaleeey hooo
warmaheenaa
laga waashoo
wido weeyee

Exit mobile version