intaan kula joogay ama aan xagaaga jirayeey
anoon hadalkaaga jabin juuqna kaa ag odhanee
markii aan wiilkaan jeclaa ha u jawaabin tidhiyee

waad i jiidh jiidhayoo waanigii jac dhigayee
hadana jiidhkaygiiyeey maad i jari kartaa

waxaan jabadkiyo jiitin adag u dhigay
ama aan jiifaaga iyo jidhida kuugu nacay
inaad jirtaan waynta hooskeeda jaqaf satooy
waxaan u soo jiidhayeey u soo jid maray
jilawgiyo jaleeladii ama uu uu jaan qaaday
socod jiilanoo jag jaga eey
waa jeenya maaraale aqalkaaga joojintii
jina ku maareeyay adigana jaleecada

Exit mobile version