sidaha noloshaa marsiya
sidaad donibad ka sidqan
sawirkay ku tustaa
ma sal dhigtoo
waay ma saldhigee

halku dookhu ii sudhay
i sumeeyay mudo badan
sidu xaalku yahay
sina looma sixi karo

ma saaqin asluubte
samaha waalid taliyana
maan saluugin abid
halkay seeftu igaga hadhay
waa sancad danbeyso
ax way sabab barashadii lahayd

samaha lamaanahe luma
hadana sariiq u dhigiyo
sidaha calafbaa qoraal aheyd

whatspkii salaami
hadaladu siloona
saacadahii dagdagi jiray
miyay laabta degine

sawma xuma marintaa
silic iyo dhibta imariyay
sahal maaha taahe
nabsigayga kayga ku siin

ma saaqin asluubte
samaha waalid taliyana
maan saluugin abid
halkay seeftu igaga hadhay
waa sancad danbeyso
ax way sabab barashadii lahayd

Exit mobile version