dambi ma leh naftaydani
haday kugu danseegtee
waa midaad dabiibtoo
kalgacayl dawaynoo
jacayl aawadaa dilan
daawashada indhaha iyo
daymadaad u rontoo
durdur iyo xareed baad
cabdi iiga dhigantee
daa,im ha igu kaa simo

kartidiyo dulqaadkiyo
dadnimada aad leedahay
waa mid loo dalxiisoo
aqal daahya waynliyo
dadab lala wadaagee
daawashada indhaha iyo
daymadaad u rontoo
durdur iyo xareed baad
cabdi iiga dhigantee
daa,im ha igu kaa simo

Exit mobile version